Dowlada Somalia oo dalka ku soo celisay tahriibayaal ku xanibnaa Liibiya (Daawo Sawirro)

Dawlada Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro tahriibeyaal ah oo muddo ku xanibnaa dalka Liibiya. Dhalinyaradan oo gaaraya 20 qof ayaa ka kooban 19 rag ah iyo qof dumar ah, waxayna muddo ku xanibnaayeen dalka Liibiya, halkaasoo ay ku heysteen kooxaha dadka qafaasha ee Magafeyaasha loo yaqaano. Masuuliyiinta Xafiiska Ergeyga gaarka ah … Continue reading Dowlada Somalia oo dalka ku soo celisay tahriibayaal ku xanibnaa Liibiya (Daawo Sawirro)